Tuesday, July 1, 2025

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Wada-xaajoodka Federaaleynta (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kaasoo ku saabsan magacaabidda Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

Wareegrada Madaxweyne Deni ayaa sheegay in markuu arkay baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wadaxaajoodka arrimaha Federaalaynta Dalka iyo go’aankii Dowladda Puntland ee ka soo baxay 9-kii Jan 2023 Madaxtooyada Puntland uu magacaabay Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

Xubnaha Guddiga ayaa kala ah:

1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye

2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen

3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin

4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin

5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin

6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin

7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin

8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin

9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin

10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin

11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin

12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin

13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin

Guddiga Khubarada:

1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye

2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen

3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin

4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin

5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin

6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin

7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin

8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin

9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON