Monday, June 23, 2025

Madaxweynaha Puntland oo soo saaray Liiska 22 Musharax oo u tartameysa Aqalka Sare (Magacyada)

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharixiinta u tartameysa kuraasta Aqal Sare ee laga soo doorto Puntland oo gaareysa 11.

Liiska oo ay ka dhex muuqdaan wasiiro iyo xubno ka tirsan Maamulka Puntland oo u dhow Madaxweyne Deni ayaa ka kooban 22 musharax, waxaana kursigiiba lagu qoray 2 musharax, iyadoo sidoo kale aan lagu soo darin senatooradii hore kuraasta Aqalka Sare ugu fadhiyey intooda badan.

Sentoorada soo noqday ee mar kale lasoo sharxay waxay ka mida Madaxweynihii hore ee Puntland Senator C/raxmaan Faroole oo u muuqda in kursiga loo xiray si uu mar labaad u soo baxo iyo Senator Farxaan Cali Xuseen.

Ad

Wa maamul Goboleedkii saddexaad ee soo saarta liiska musharixiinta Aqalka Sare, kadib Jubbaland iyo K/Galbeed oo qabtay doorashada qaar ka mida kuraasta Aqalka Sare, waxaana la filayaa inuu Baarlamaanka Puntland dhowaan bilaabo Doorashada Aqalka Sare.

HOOS KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA AQALKA SARE EE PUNTLAND

1- C/raxmaan Maxamed Faroole
Maxamed Cusmaan Colaad

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON