Monday, June 23, 2025

Madaxweyne Farmaajo & Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo maanta tegaya Magaalada Garowe

Iyadoo qabanqaabadii ugu danbeysay ee caleemo saarka madaxweynaha Puntland  ay ka socoto magaalada Garowe ayaa la filayaa inay maanta halkaasi gaaraan madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.

Wafdiga madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa magaalada Garowe uga horeeyay ciidamada ilaalada madaxtooyada oo shalay halkaasi tegay, waxaana lagu wadaa in si weyn halkaasi loogu soo dhoweeyay, inkastoo la sheegay in lagula taliyey inuu ka baaqsado xafladasi, kadib markii lagu casuumay siyaasiyiinra mucaaradka ku ah dowladiisa.

Dhinaca kale madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa isna ka duulaya magaalada Nairobi, iyagoo ku sii jeeda magaalada Garowe, waxaana magaalada Garowe ay sidaasi ku marti gelineysaa siyaasiyiinta iyo madaxda dowladda Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON