Monday, November 30, 2020
More

    Madaxweyne Farmaajo o ogolaaday qabashada Shir Cusub & Safaaradda Mareykanka oo War kasoo saartay

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday inuu shir kale u qabto dhammaan Madaxda Maamul Goboleedyada dalka si heshiis guud looga gaaro Doorashada 2020/2021.

    Arrintan ayaa ka dambeysay kulan hordhac ah oo maanta dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, waxayna ka mid ahayd shuruud ay wateen labada madaxweyne goboleed, taasoo uu ogolaaday Madaxweyne Farmaajo.

    Ad

    Qoraal degdeg ah oo kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa lagu bogaadiyey tallaabada Madaxtoooyada Soomaaliya qaaday ee ah inay Muqdisho isugu keento madaxda Dowlad Goboleedyad dalka, waxaana qoraalka lagu sheegay inuu Mareykanku ku dhiirigelinayo madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada inay dhammeystiraan qodobadda heshiiska si ay u noqdaan kuwo loo dhan yahay.

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    151,619FansLike
    2,189FollowersFollow
    5,703FollowersFollow
    151,619FansLike
    2,189FollowersFollow
    5,702FollowersFollow

    TOP NEWS

    Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

    Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

    XOG: Qoorqoor go’aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021 iyo Musharixiinta Mucaaradka oo kulankii..

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa go'aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021, kadib arkii uu iska dhega tiray cadaadis ay saareen Siyaasiyiinta,...

    Wakiilada Beesha Caalamka oo Garowe u tegay xalinta Muranka ka taagan Doorashooyinka Federaalka

    Wafdi ka socda Wakiilada Beesha Caalamka ayaa maanta tegay magaalada Garowe, iyagoo la sheegay inay xal u raadinayaa muranka hareeyay Doorashda Soomaaliya. Wafdiga tegay Garowe...

    Midowga Musharixiinta oo Muqdisho Shir degdeg yeelanaya iyo Xaalado soo kordhay oo looga hadlayo..

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Musharaxiinta xilka Madaxweynaha uu goor dhow shir degdeg uga furmi doono caasimadda. Shirkan oo qabanqaabadiisa ay...

    Macalinkii Alshabaab-ka noqday ee Ilka-case iyo xubno kale oo Toogasho ah lagu fuliyey (Akhriso dadkii uu dilay)

    Waxaa saaka Dil toogasho ah ku fuliyay Maxamed Xaaji Axmed oo (Macalin Ilkacase) iyo laba Xubnood oo kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo...

    Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo shaaciyey inay qabsadeen Caasimadda Tigray, lana raadinayo Madaxtii TPLF

    Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay qabsadeen caasimadda Gobolka Tigray ee Makelle, kadib dagaal culus oo ka dhacay. Taliyaha ciidamada Itoobiya General Berhanu Jula ayaa shaaciyay...

    Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda oo xilka la wareegay. “Waxaan codsanayaa in xoogaa la ii daayo meesha..”

    Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore Axmed Ciise Cawad. Xaflad ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha...

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!