Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay Guddiga Doorashada Puntland (Akhriso Magacyadooda)

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka ee maamulkiisa.

Xubnahan ayaa ka kooban 8 xubnood, waxaana caawa shaaciyey xafiiska Ra’iisal wasaraha xukuumadda xilgaarsiinta, inkastoo qoraalku aanu taariikheysneyn, waxaana 8-da xubnood laba ka mida ay yihiin haween.

Waxaan weli la shaacin xubnaha Puntland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashada Heer Federaalka iyo Guddiga Xalinta khilaafaadka oo min 2 xubnood ah.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON