Tuesday, July 8, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo ku heshiiyay Ajande ka kooban 4 Qodob

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Mucaaradka ee uu hoggaamiyo xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa kulankoodii ugu horeeyay maanta ku gaaray is-afgarad ku saabsan ajendaha iyo qodobadda ay ka wadahadlayaan.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya oo sidoo akle ay faafiyeen xubnaha Madasha Mucaaradka ayaa lagu sheegay inay labada dhinac isku raaceen afar ajande oo ay ka wadahadlayaan, kuwaas oo kala ah:

1- Adkeynta Midnimada dalka,

2- Hannaanka Dib u eegista Dastuurka

3- Amniga iyo Ciribtirka Argagixisada

4- Hannaanka doorashooyin toos ah oo heshiis lagu yahay.

Dhinaca kale kulanka xiga ayaa lagu balamay inuu dhaco 3 bisha isga July ee soo socota.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON