Monday, June 23, 2025

Maxaa looga hadlay kulankii Amniga ee Mareykanka ugu yeeray Madaxda Puntland, Jubbaland & K/Galbeed (Sawirro)

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in safiirka Mareykanka uu martigeliyay kulan looga hadlay arrimaha Amniga iyo dagaalka lagula jiro Alshabaab oo dhex maray saraakiisha AFRICOM iyo madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntalnd, Jubbaland iyo K?Galbeed.

Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga Amniga iyo ka dhaxeeya Taliska ciidamada Mareykanka iyo saddexda maamul goboleed iyo dagaalka ay kula jiraan Alshabaab, waxaana AFRICOM uga qeybgalay Taliye ku xigeenka ciidamada Mareykanka ee Africa Gen. Aderson iyo Danjire Young, iyadoo uu shirka guddoomiyey safiirka Mareykanka Donald Yamamoto.

Madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni, Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa kasoo muuqday sawirro ay baahisay safaaradda Mareykanka oo kulankani ku saabsan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON