Friday, April 19, 2024

Musharixiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Guddi Doorasho [Akhriso]

Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee kasoo horjeeda madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddi Doorasho oo qaabilsan soo xulista xidhibaannada iyo Qabanqaabada doorashada madaxweynaha maamulkaasi

Musharixiintan oo la baxay Golaha Musharixiinta Badbaadada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Guddigan oo noqonaya kii labaad ee maamulka Jubbaland ay yeelato iyadoo uu shaqeynayo Guddiga uu magacaabay Axmed Madoobe.

Guddiga ayaa ka kooban 11 Xubnood, waxayna arrintan muujineysaa dhibaatadda ka taagan qaabka Doorashada Jubbaland oo Axmed Madoobe lagu eedeeyay inuu isagu awood ku doonayo inuu kula wareego.

Ad

Hoos Ka Akhriso Guddiga cusub

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON