Tuesday, July 1, 2025

NISA oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay xubin ka tirsan Alshabaab oo Qaraxyo ku howlanaa

Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka ee NISA  ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab, kadib hawlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho. 

Qoraal la soo dhigay Barta Twitter-ka Hay’adda Nabadsuggida ayaa lagu sheegay in ciidamada NISA ay qabteen ruux Shabaab ka tirsan oo qaraxyo maleegaayay, laakiin ma jirto faahfaahin laga bixiyey  qofkaasi, iyadoo aan la sheegin halka lagu qabtay.

Hay’adda Nabad Suggida Somaliya ayaa si joogto ah u shaacisa in hwlgallo ay ka sameeyeen Muqdisho lagu soo xubno Shabaab ah, iyadoo aanay jirin faahfaahin taageereysa sheegashada NISA.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON