Monday, June 23, 2025

Puntland oo Dowladda Somalia uga digtay faragelin ay ku sameyso Doorashada Jubaland [War Culus]

Maamul Goboleedyada Puntland ayaa uga digay xukuumadda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku sameyso Doorashada Jubaland ee qorsheysan inay dahcdo aakhirka Agoosto 2019.

War-saxaafadeed ka soo baxday wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo tixraacaya qoraalkii ay soo saartay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee habraaca Doorashada Jubaland ayaa lagu sheegay inay Puntland ka digeyso faragelinta qaawan ee dowlada Federaalka ku heyso Doorashada madaxtinimada Jubaland.

Waxaa madaxda dowladda Somalia laga dalbaday inay ixtiraamto doorashooyinka u qorshaysan dadka reer Galmudug iyo Jubaland si ay madaxdooda u soo doortan hab waafaqsan shuruucda iyo Dastuurka dalka.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON