Sunday, July 13, 2025

Puntland oo shaacisay Doorashada 16 Kursi oo degdeg loogu qabanayo Boosaaso (Akhriso)

Guddiga maamulka Doorashada SEIT Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 16-ka kursi oo ka dhacaya magaalada Boosaaso.

Boosaaso oo ah degaan Doorashada labaad ee Puntlad ayaa kuraasta 16-ka ah lagu kal dooraan doonaa maalmaha 5 iyo 6-da bisha Maarso 2022.

Puntland oo ugu danbeysa qabashada doorashada magaalooyinka labaad, marka laga reebo Garbahaarey ayaa si degdega u soo afjareysa kuraasta taalla magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari oo xaalad adag ka taagneyd.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON