Wednesday, June 25, 2025

Qalab Amni-xoojin casri ah oo lagu soo kordhiyey & Dib u dhis ka socda Xarunta Madaxtooyada Somalia [Daawo]

Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa socda dayactir xoog leh oo wax weyn laga bedelayo amniga iyo guud ahaan qaab dhismeedka iridka la galo, iyadoo lagu soo kordhiyey qaab cusub iyo qalab amni oo casri ah.

Howsha ka socota Madaxtooyada ayaa ah mid amniga xarunta lagu adkeynayo iyadoo sidoo kale bilicdeeda wax laga bedelay, waxaana ka mida waxyaabaha lagu kordhiyey Qalab casri ah oo loogu tala galay baaritaanada dadka iyo baabuurta.

Dadka iyo Gaadiidka galaya Madaxtooyada ayaa maraya labo baaritaan oo kala duwan oo qalab noocyo cusub ah loo adeegsanayo, waxaana la sheegay in dowladda Qatar ay bixisay kharashka ku baxaya dhismaha iyo Qalabka cusub.

Hoos ka Daawo howsha ka socota Madaxtooyada

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON