Thursday, July 17, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo salaan ugu tegay Madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa  caawa salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa hoygiisa ku booqday xildhibaan  Xasan Sheekh, iyadoo wadahadal kooban ka yeeshay xaaladda dalka, iskana wareystay howsha xukuumadda iyo imaanshaha madaxweynaha hore, waxaana booqashada lagu sheegay mid ku kooban sallaan iyo kala war qaadasho.

Xasan Cali Kheyre ayaa ahaa saaxiib u dhowaa Madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo uu ka mid ahaa xubnihii wada ololaha Doorashada Xasan Sheekh, waxaana lagu xusuustaa inay dowladii Xasan Sheekh u ololeysay sidii uu Kheyre u qaban lahaa xil sare oo ka mida urur Goboleedka IGAD.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON