Thursday, March 28, 2024

RW Rooble oo magacaabay Guddiyada Cusub ee Doorashada Dadban (Akhriso Magacyada oo dhan)

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay Guddiyada Doorashada dadban ee Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Xalinta Khilaafaadka.

Guddiyadan ayaa magacyadooda la shaaciyey, iyagoo ah Guddiyadii hore oo wax laga bedelay, waxaana qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaare Rooble lagu sheegay, kadib markii dib u eegis iyo wax ka baddel lagu sameeyay sidii uu dhigayay heshiiskii 27-kii May ee Golaha Wadatashiga Qaranka in lasoo saaray liiska Guddiyan.

Waxaa liiski hore laga saaray 34 xubnood oo ka mid ahaa 67 xubnood oo cabasho laga keenay, waxaana lagu celiyay dhinacyadii ay markii hore ka yimaadeen xubnahaasi, si loo soo bedelo, muddo kadib dhamaan Dowlad Goboleedyada iyo Somaliland waa ay soo gudbiyeen liisaskii wax ka badalka lagu soo sameeyay.

Ad

Waxaa mar kale la bedela 6 xubnood oo lasheegay inaysan buuxin shuruudaha looga baahan yahay xubnaha guddiga, waxayna xubnaha laga saaray guddiyada gaareen 40 xubnood.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA:

Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal

- Advertisement -

Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed

Liiska Guddiga Doorashooyinka Xubnaha Somaliland

- Advertisement -

Liiska Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga

Liiska Guddiga Xubnaha Dowladda Federaalku ku darayso DDG

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON