Monday, June 23, 2025

Sh. Aadan Madoobe oo tegay Xarunta Doorashada Madaxweynaha ee Afisyoone (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer ku tegay teendhada Afisyoone oo ay ka socoto qabanqaabada doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Aada nMadoobe ayaa gudaha teendhada Afasiyooni kulan kula yeeshay saraakiisha ciidamadaa nabad ilaalinta ATMIS iyo kuwa Amniga ee Soomaaliya oo uu kala hadlay xoojinta amniga goobta doorashada.

Saraakiisha ayaa la faray in ay muujiyaan feejignaan dheeri ah si ay nabadgelyo ugu qabsoonto doorashada madaxweynaha oo la qabanayo 15-ka May 2022.

Ad

Amniga Doorashada guud ahana waxaa lagu wareejiyey Ciidamada ATMIS, halka Boolis kooban oo Soomaali ah ay gudaha Teendhada ka shaqeyn doonaan.

May be an image of 10 people, people standing and military uniform
May be an image of 9 people, people standing, military uniform and indoor
May be an image of 5 people, people standing and military uniform
May be an image of 5 people and indoor
May be an image of indoor
May be an image of text that says 'JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA BAARLAMAANKA FEDERAALKA HADAL HADAL-JEEDINTA MUSHARAXIINTA MADAXWEYNAHA. 11-12 May 2022 Teendhada Avisione SOMALIA PRESIDENTIAL DEBATES ROADTO ACY SOMALIA PRESIDENTIAL DEBATES DEMOCRACY SOMALIA PRESIDENTIAL DEBATES BOADTO DEMOCRACY SOMALIA ESIDENTIA DEBATES ROADTO EMOCRACY'
May be an image of 5 people, people sitting and indoor
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON