Sunday, July 13, 2025

Shir Gaara oo Puntland, Hirshabelle & K/Galbeed uga furmay Magaalada Garowe (Isbaheysi cusub)

Shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya madaxda maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo shirkan uu ku soo beegmay, kadib markii uu fashilmay shirkii Madaxda Dowladda federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

Waxaa shirka furay madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana lagu sheegay inuu yahay hirka Iskaashiga, xiriirka iyo wax wada-qabsiga dowladdaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, waxaana ka qeyb galaya Madaxweynayaasha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan Laftagareen.

Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni ayaa sheega in shirka saddex geesoodka ah uu qayb ka yahay geeddi socodka dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya u noqon lahayd dowlad Federaal ah oo awood leh, wuxuuna soo dhoweeyay iskaashiga iyo xiriirka cusub ee dhexmaraya Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

SAWIRRO

Image may contain: 7 people, people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON