Monday, July 14, 2025

Shirkii Golaha Wasiirada oo ka furmay Kismaayo & Amar la siiyay Wasiirada xukuumadda [Sawirro]

Shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee toddobaadlaha ahaa ayaa maanta ka furmay xarunta maamulka Jubba ee magaalada Kismaayo.

Shirkan oo markii ugu horeysay ka dhacay meel ka baxsan magaalada Muqdisho ayuu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre sheegay in ujeedkiisu yahay mid sare loogu qaadayo shaqooyinka ka dhexeeya dawladda Federaalka iyo kuwa maamul gobolleedyada.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa wasiir kasta oo xukuumadiisa ka mida ku amray inuu  la fariisto ulmo Wasiirka dhigiisa ee maamulka Jubbaland si shaqada loo dar-dargeliyo.

Shirka Golaha wasiirada Soomaaliya ee Kismaayo waxaa kaloo ku sugnaa madaxda iyo wasiirada maamulka Jubaland.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON