Friday, June 27, 2025

Taliye NISA ee dowladda Soomaaliya u magacawday Jubbaland oo Garoonka Kismaayo lagu xayiray [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada  Kismaayo ayaa waxa uu sheegayaa in garoonka diyaaradaha magaaladaasi lagu xayiray sarkaal sare oo dowladda federaalka Soomaaliya u magacwday taliyaha NISA ee Jubbaland.

Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Cali Mire Ducaale iyo ku xigeenkiisa Maxamed Ibraahim  ayaa la sheega in loo diiday inay galaan magaalada Kismaayo, iyadoo lagu xayiray Garoonka Magaalada Kismayao, waxaana  la filayaa in maalinta Berrio loo soo masaafuriyo  Magaalada Muqdisho, kadib markii galabta la waayay diyaarad loo saaro caasimadda.

Waa markii labaad ee maamulka Axmed Madoobe uu Magalada Kismaayo ku xayiro taliye ka socda dowaldda Federaalka, iyadoo hore ay sidan oo kale ugu dhacday Taliyihii xoogga ee Jubbaland loo magacaabay, kadoo markiidanbe  ka degay Baardheere oo uu xarun ka sameystay.

Xiriirka ka dhexeeya dowladda Federaalka iyo Maamulka  ee Axmed Madoobe ayaa xumaaday muddooyinkan dambe, mana jirto cid xal u raadisay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON