Sunday, July 13, 2025

Xildhiban Mahad Salaad oo u jawaabay Cumar Filish. “Qoriga Fahad iyo Farmaajo kuu soo dhiibeen adigu haku guban”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ayaa u jawaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish oo Musharixiinta madaxweynaha ku tilmaamay munaafiqiin, haddii ay qalalaase isku dayaana tallaabo laga qaadi doono.

“Cumar Finish wuxuu yiri: musharaxiinta meeshii lagu arko halagu dilo. Cumarow qoriga dabka ah ee Fahad iyo Farmaajo kuu soo dhiibeen dhulka iska dhig adigu haku gubanine!” ayuu yiri Mahad Salaad oo jawaab degdeg u diray duqa Muqdisho.

Wuxuu intaas ku datay inuu xusuusiyo xaaladda maamulka Gobolka Banaadir, waxaana qoraalkiisa ka mid ahaa: ” Hadii dhago wax maqlaa kugu yaalaann, dad dilow hakuu dambeeyo ee duqiyow xarunta dowlada hoose Gudoomiyaha aad ka tahay ee halka asbuuc korontadu ka dansantahay biilkeeda iska bixi!”.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa hadal uu ka jeediyey shir lagu taageerayo madaxweyne Farmaajo oo maamulka G/banaadir soo qabanqaabiyey ka sheegay hadal lama filaan ah.

HOOS KA AKHRISO WARKA : War lama filaan ah oo kasoo yeeray Cumar Filish. “Naguma handadi karaan Hawiye ayaan nahay, Qori ayaan..”

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON