Thursday, July 3, 2025

Xilliga la Dooranayo kuraasta Aqalka Sare ee ku harsan Jubbaland oo la shaaciyey

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee  Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee ka harsan xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Jubbaland.

Doorashada ayaa dhaceysa Khamiista, kadib markii uu Axmed Madoobe soo saaray Liiska 8 musharax oo u taagan Afarta kursi ee Aqalka Sare ee Jubbaland.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa sheegay in Berri oo Arbaco ah 20-ka Oktoobar la diiwaangelin doono musharixiinta Aqalka Sare, halka Maalinta Khamiista ah ee 21-ka Oktoobar 2021 ay dhici doonto Doorashada Afarta kursi ee Aqalka Sare ee Jubbaland.

May be an image of ‎text that says '‎Jamhuaridda ederaalka Guddiga Dowlad goboleed Heer SEIT2020-2021 جوبلاتد الإقيمية الإنتخابات تنفيذ لجنا القيدرِ الصومل جمهورية State Elections Implementation Team (SEIT) Tr: 19/10/2021 Shaacinta Jadwalka Doorashada kuraasta dhiman ee Aqalka Sare Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Federalka Jubaland SEIT 00 gudanaaya waajibaadkiisa shaqo halkaan ku gudbinayaa jadwalka doorashada afatii ee ka dhidaynt doorashada Aqalka Sare 2021. Taariikhda Talaado, 19th Oct 2021 Arbaco, 20th Oct 2021 Saacada Maanta Shaqada Shaacinta Jadwalka & diyaarinta agabka doorshada. Diiwaan gelinta, qabashada codsiyada musharixiinta iyo shubintaanka lacagta. Hadal jeedinta musharixiinta & doorashada Khamiis, 21t Octo.2021 8:00am-5:00pm 8:00am- 10:00pm Wabillaahi Towiiq. JUBALAND POSMLEONTAION Kismaayo, Soomaaliya Email: Seit.jubaland@gmail.com‎'‎

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON