Wednesday, July 16, 2025

Xilliga la furayo Kalfadhiyada laba Aqal ee Baarlamaanka oo la shaaciyey [Madaxweyne Farmaajo oo…]

Kalfadhiga saddexaad ee labada Aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa al shaaciyey xilliga uu furmayo.

Guddoonka labada aqal iyo Madaxtooyada ayaa isla gartay in kalfadhiga saddexaad ee labad Aqal uu  furmi-doono 10-ka  bishan March 2018-ka, iyadoo hore loo qorsheeyay inuu furmo 5-ta Bisha Maarso.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sida sharcigu yahay furi doona, waxaana la sheegay in xafladda oo xildhibaannada labada aqal lagu qaban doono xarunta Afsiyoone ay ama Dugsiga sare ee Booliska.

Fadhiyada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka ah oo fasax dheer kasoo laabanaya ayaa lagu wadaa inay ka doodaan mooshino la diyaarinayo iyo sharciyo horyaalla muddo dheer.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON