Friday, June 27, 2025

XOG: Madaxda Dowlada Federaalka oo diiday in Beesha caalamka dhexdhexaadiso xaaladda Galmudug

Madaxda Dowladda Federaalka ayaa ka hor timid dadaal ay Q/Midoobay ku dooneysay inay dhexdhexaadiso maamulka Galmudug iyo dowladda Federaalka.

Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Michaeal Keating oo maray xarumaha maamul goboleedyada, isla markaana la kulmay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa soo jeediyay door ay Q/Midoobay ku yeelato arrinta khilaafka Galmudug, kadib marii uu qoraal casbasho ah ka helay madaxweynaha Galmudug ee xilka ay ka qaadeen qaar ka mida xildhibaannada maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle.

Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inay Wakiilka Q/Midoobay u sheegeen in arrinta Galmudug ay u xilsaaran tahay xukuumadda Soomaaliya, isla markaana wixii dheeraad ah loo gudbin doono golayaasha Baarlamaanka, basle aysan jiri doonin cid ka baxsan oo qeyb ka noqota.

Jawaabta madaxda dowladda Federaalka ayaa la sheegay inay dhalisay in Micheal Keating jawaab u qoro Axmed Ducaale Xaaf, isagoo uga jawaabay qoraalkii cabashada ahaa, wuxuuna ku booriyay mudane Xaaf inuu wadahadal la galo dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON