Wednesday, July 16, 2025

Xukuumadda oo magacawday Guddiga Gurmadka Qarixii Xarunta G/Banaadir [Akhriso]

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir oo ka shaqeyn doona sidii gurmad degdeg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii maanta ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Guddigan oo ka kooban 14 xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan, waxaana ka mida afar wasiir oo kale iyo saddex xildhibaan.

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON