Sunday, March 26, 2023

Xukuumadda Somaliya 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗴𝗮cawday 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶 qaabilsan 𝗚𝘂𝗿𝗺𝗮𝗱𝗸𝗮 Dhulgariirka 𝗧𝘂𝗿𝗸𝗶𝗴𝗮

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran oo qaabilsan Gurmadka Dhul Gariirka Turkiye oo dhacay 10 maalmood ka hor.

Guddigan ayaa ka shaqeyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga, sida lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha.

Xamse Cabdi Barre ayaa markii uu la tashaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Gudi u magacaabay inay isku xiraan, kana shaqeeyaan gurmadka Soomaaliya ay u direyso Turkiga, waxayna kala yihiin:.

Ad

1. Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka — Mudane Xasan Macallin Maxamuud

2. Wasiirka Arrimaha Gudaha — Mudane Axmed Macallin Fiqi

3. Wasiirka Waxbarashada — Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir

- Advertisement -

4. Sheekh Bashiir Axmed Salaad

5. Sheekh Cabdulqaadir Soomow

6. Suldaan Cabdiqani Qorane

7. Cumar Xasan Maxamed

- Advertisement -

8. Axmed Maxamuud Yuusuf

9. Axmed Shirwac Maxamed

10. Duniya Maxamed Cali

11. Prof. Xuseen limaan

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,959FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,958FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!