Monday, June 23, 2025

Xukuumadda Somaliya oo sharci darro ka dhigtay magacaabidda Guddiyada Doorashada Puntland & Jubbaland

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa sharci darro ku tilmaamay habkii loo maray magacaabidda xubnaha Guddiyada Doorashada ee Puntland iyo Jubbaland.

Qoraalka oo ku socday Madaxweynayaasha Puntanld iyo Jubbaland, lana ogeysiiyey Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa lagu sheegay inaysan Wasaaradda soo gaarin qoraal rasmi ah oo ku saabsan magacaabidda Guddiyada Doorashooyinka dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland.

“Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxay mar kale ku celineysaa in Guddiyada ay magacaabeen Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ay yihiin kuwo baal marsan hannaanka sharciga ah ee loo maro magaaabidda Guddiyada..” ayaa lagu yiri qoraalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON