Taliska ciidamada Booliska ayaa isbedel iyo isku shaandheyn ku sameeyay taliyeyaasha ciidamada Booliska Gobolka Banaaadir, xilli ay maalin qura ka hartay Bisha Ramadaan ee 1444.
Taliyaha Booliska Sulub Axmed Firin isbedelku sameeyay Taliyeyaasha saldhigyada booliiska gobolka Banaadir, iyadoo uu xilalkii ka qaaday Taliyeyaashii Qeybta Waliyow Cadde, Qeybta Galbeed iyo Qeybta Bari.
Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska Degmooyinka Gobolka ayaa qaarkood xilkii laga qaaday, iyadoo qaar kale la isku bedelay .
Ad
HOOS KA AKHRISO WAREGEETADA

Warar Xul ah