Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka ayaa soo saaray war-murtiyeed ay uga hadlayaan xaaladda dalka.
Qoraal wadajir ah ayaa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin faragelinta qaawan dowladda Federaalka ku heyso maamulka Galmudug, waxayna cambaareeyeen xubno magaalada Cadaado ka sheegay inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Waxay madaxweynayaasha maamuladda ka dalbadeen inay ka noqoto go’aankii ay ku taageertay xubno ka mida Baarlamaanka Galmudug ay ku sheegeen inay xilka uga qaadeen madaxweyne Xaaf.
AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA