Thursday, July 3, 2025

AKHRISO: Magacyada Golaha ay Midowga Musharixiinta soo jeediyeen inuu Farmaajo xilka ku wareejiyo

Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Golaha ammaanka Qaramada Midoobay soo jeediyey dhismaha Gole dalka gaarsiiya Doorasho loo dhan yahay oo ka kooban 7 xubnood.

Qoraalka Midowga Musharixiinta ayaa Golaha Amniga ka dalbaday in la joojiyo faragelinta uu Doorashad ku hayo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, xilkana ku wareejiyo Gole ka kooban madaxda maamul Goboleedyada iyo guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka si ay dalka Doorasho u gaarsiiyaan.

XUBNAHA GOLAHA AY SOO JEEDIYEEN MUSHARIIXINTA AYAA KALA AH:

1- Maxamed Mursal Sheekh – Guddoomiyaha Golaha Shacabka
2- Cabdi Xaashi C/llaahi – Guddoomiyaha Aqalka Sare
3- Siciid C/llaahi Deni – Madaxweynaha Puntland
4- Axmed Maxamed Islaam – Madaxweynaha Jubbaland
5- Axmed Cabdi Kaariye – Madaxweynaha Galmudug
6- C/casiis Xasan Maxamed – Madaxweynaha K/Galbeed
7 Cali C/llaahi Guudlaawe – Madaxweynaha Hirshabeelle.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON