Tuesday, July 15, 2025

Akhriso: Natiijada wareegii koowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad

Waxaa goor dhoweyd soo gabagabowday tirinta codadka wareegii koowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

10 Musharax ayaa ku tartamay wareegga koowaad ee xilka Guddoomiya ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, waxayna codadkii u kala heleen, sida soo socota:

Natiijada wareegga koowaad:

1- Xildhibaan Maxamed-Weli Cabdalla Axmed: 59 cod

2- Maxamed Cali Cumar (Caananuug): 58 cod

3- Xildhibaan Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar: 52 cod

4- Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymooy: 4 cod

5- Xildhibaan C/kariin Cabdow Xaydar: 15 cod

6- Xildhibaan Cabdiraxmaan C/qaadir Cadde: 8 cod

7- Xildhibaan Mohamed Nuur Abubakar ( Sharif Mustaf) : 5

8- Xildhibaan. Mohamud Abdikadir Haaji (jeego): 12 cod

9- Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye: 21 cod

10- Xildhibaan Saciid Maxamuud Maxamed Xeyd: 7 cod

Waxaa waraagga labaad u gudbay afarta Musharax ee kala ah:

1- Maxamed Cali Cumar (Caananuug):

2- Xildhibaan Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar:

10- Xildhibaan Maxamed-Weli Cabdalla Axmed: Waxa uu sheegay inuu tanaasulay, wuxuuna codkiisa siiyey Sacdiya Salaad.

8- Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye: oo iyadu ka tanaasushay oo ka hartay doorashada, waxayna taageertay Musharax Maxamed Cali Cumar (Caananuug).

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON