Tuesday, July 1, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay xubnihii laga sugayey ee Guddiyada Doorashada (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu danbeyn maanta magacaabay xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.

Xubnaha Guddiyada Doorashada ee laga soo magacaabay Galmudug ee ayaa ah afar xubnood oo ka kala tirsan Guddiga heer Dowlad Goboleed ee SEIT iyo xubin Xalinta Khilaafaadka, waxayna magacyada cusub ee lagu bedelay kala yihiin:

Guddiga SEIT
1- Yahye Cismaan Gedi
2- Mahad Abdullahi Mahamud
3- Hawo Adan Yare Culusow

Guddiga Xalinta Khilaafaadka
4- Ayaan Abdirahman Mahamud

Galmudug ayaa ahad maamul Goboleedkii ugu danbeeyay ee soo bedela xubnihii laga saaray guddiyadii hore loo soo magacaabay, kadib markii xafiiska Ra’iisal wasaaraha uu ku dhaliilay sida uu ula daahay maamulkaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON