Rag hubeysan ayaa lagu toogtay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha, kuwaaas oo la sheegay inay lagu tuhmay Alshabaabnimo.
“Ciidanka ammaanka, gaar ahaan kuwa Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa Isgoyska Bakaaraha ku toogtay laba dhagarqabe oo ka tirsana Khawaarijta, kuwaas oo ku hubaysnaa laba qori, ragaan waxay isku dayeen inay dhibaateeyaan ganacsatada Suuqa Bakaaraha”.” ayaa agu yiri qoraal kasoo baxay Hay’adah Amniga.
Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigayn Mooto Bajaajta ay saaraayeen labadan nin ee lagu tilmaamay Khawaarijta iyo Darawalkii Mootada u waday.

