Sunday, June 22, 2025

RW Rooble oo kulan degdega la yeeshay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed (Codsi ka yimid Guddoo…)

Ra’iisal wasaaraha xukuumada xil garsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan degdega la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisal wasare ku xigeenka.

Kulanka ayaa looga hadlayey khilaafka weli ka taagan Guddiyada Doorashada ee Somaliland ayaa ka dambeeyay markii uu xirka isu shareeray khilaafka labada Garab ee siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland oo kulamo iska horjeeda ku qabtay magaalada Muqdisho.

Xafiiska Ra’iisul Wasaare ayaa sheegay inuu heshiis ay gaaraan ka sugayey labada nin ee ugu sareeya siyaasiyiinta Somaliland, isagoo karabay inay gaaraan xal ay heshiis ku yihiin oo ku saabsan khilaafka Doorashada guddoonka Guddiga Doorashada Gobollada Woqooyi.

Ad

Guddoomiye Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa la sheegay inuu Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday in la siiyo muddo hal maalin ah, codsigaas oo uu Ra’iisul Wasaaruhu ka aqbalay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON