Thursday, March 28, 2024

Wiilal ka goostay Alshabaab oo isu diibay Ciidamada dowladda ee Xarardherre

Ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, ayaa Maanta soo badnhigay la wiil oo dhalinyarro ah, kana tirsanaa ururka Al-Shabaab oo isu dhiibay.

Labada wiil oo aad u da’ yaraa ayaa magacyadooda ku kala sheegay: Cabdifitaax Cabdullaahi Sheekh Xamse iyo Cabditaax Aadan Abiikar Ibnu-Dayib, waxayna sanado ah mid ahaayeenAl-Shabaab, iyagoo iska soo dhiibay aagga dagaalka ee degaanka Caad.

Waxay Warbaahinta kula hadleen magaalada Xarardheere, iygoo sheegay inay u adkeysan waayeen dagaalka, nolol xumo iyo dhibaatooyin ay kala kulmeen Al-Shabaab.

Ad

Saraakiisha Ciidamada dowladda Soomaaliya eek u sugan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ee soo dhaweeyay labada Xubnood, waxayna ugu baaqeen xubnaha kale ee Alshabaab inay isa soo dhiibaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON