Friday, December 3, 2021

Axmed Madoobe iyo Golihiisa Amniga oo Digniin kasoo saaray Odayaasha Jubbaland xiriirka la yeesha Alshabab

Maamulka Jubbaland ayaa digniin kasoo saaray Odayaasha Jubbaland ee xiriirka la yeesha Alshabaab xilliga Doorashada.

Shir uu guddoomiyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ay yeesheen Golaha Amniga ee Goboleedka Jubbaland ayaa laga soo saaray go’aan adag oo ku saabsan Odayaasha iyo ciddii la xiriirta Alshabaab.

Golaha Amniga Jubbaland waxay sheegeen in tallaabo laga qaadi doono Odayaasha Dhaqanka iyo cid walba oo xiriir la yeelata ururada argagixisada, kuna xad gudubta go’aanka golaha amniga.

Ad

Tallaabadan oo aan la faahfaahin ayaa waxaa la sheegay inay ka qaadi doonto Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee JISA.

May be an image of text
- Advertisement -
- Advertisement -

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

0FansLike
0FollowersFollow
5,906FollowersFollow
0FansLike
0FollowersFollow
5,906FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!