Sunday, June 22, 2025

Axmed Madoobe oo soo saaray Liiska Musharixiinta 4 kursi oo ka tirsan Aqalka Sare (Akhriso)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo saaray liiska Musharixiinta 4 kursi oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Afartan kursi ayaa ka harsaneyd 8-da Kursi ee laga soo doorto Jubbaland, waxaana laba kursi oo ka mida loo xiray haween, kadib cadaadis ka yimid beesha Caalamka, iyadoo lagu wado in toddobaadkan lagu doorto magaalada Kismaayo.

Jubbaland oo ahayd maamul Goboleedkii bilaabay doorashada Aqalka Sare ayey muddo dheer ku qaadatay inay qabato doorashada afarta kursi ee ka harsan, waxayna Musharixiinta kala yihiin:

Ad

Kursiga 1aad:

1. Layla Nuux Maax

2. Xareedo Maxamed Sheekh

- Advertisement -

Kursiga 2aad:

1. Ibrahim Awgaab Cismaan

2. Farxiya Macalim Cabdi


Kursiga 3aad:

- Advertisement -

1. Maryan Farax Kadiye

2. Samsam Maxamed Bishaar


Kursiga 4aad:

1. Xasan Daahir Yaroow

2. Cali Maxamed Cali

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON