Monday, June 23, 2025

Dowladda Somalia: Lama aqoonsan doono natiijo kasta oo kasoo baxda Doorashada Jubbaland [War-Culus]

Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday  inaan la aqoonsan doonin natiijo kasta oo kasoo baxda Doorashada Jubbaland hadan la fulin saddex Qodob oo muhiim ah.

Qoraal kasoo baxay Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa looga dalbaday maamulka Jubbaland inay fuliyaan qodobadda kala ah: In Odayaasha soo xulaya xildhibaanada la waafajiyo Diiwaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, in Marka hore la soo dhammeystiro xulista xildhibaanada kadibna ay iska dhex doortaan Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga doorashooyinka Jubbaland; iyo in Doorashu ku dhacdo si xor iyo xalaal ah.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA WASAARADDA


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON